Dhuusamareeb news Somali. Com.

Xaalada magaalada baladweyne ayaa ah mid at dadka damiirka lehi uu san kufiirsan Karin dhibaatada kajirta .waxaa soo gargaar jabsaday wabigii ama uu soofstahay .waxa uuna saameen kuyeeshay dad badan .

Waxaay dadku saaranyihiin guryaha dushooda halka kuwa kale ay gees kajoogaan

Waxaa kule’day dad kaaraya ilaa afar oo lasocday doon halkaasoo ay kurogmatay ayadoona ay saarnaayeen masuuliyiin uu ugu horreeyo gudoomiyaha gobolka baladweyne.gudiga gurmadka fatahaadaha oo ay doolada soomagacaawday .iyo masuuliyiin kale.

Shacabkan ayaa hada waxa heesata cuno la ‘oo waxay cunaan maheestaan ee waxa ay sugayaan waa gurmad in loosameeyo .hadaba walaal dhibaatada kajirta balad weyne maahan mid lagaaga sheegeenayo .

Xanuunka uu kuhayo bulshada oo lamuragoonayo dhibka heesta walaalaheen ee sibuuxda aan ugu gurmanno.

Waad mahadsantihiin .

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s