Waa sidee xaqiiqda ee kajirta baladweey ? Yeeysa caawimaad uga baahantahay ? Kuxirnoow dhuusamareeb news Somali. Com.

Tani waa xaqiiqda dhabtaa ee magaalada baladweyne kaaga sheegeen meeno dhibaata kajirta baladweyne laakiin daawo vedio kan markaas baad arkeesaa xaalada sida ay tahay aayadoona ay dad badan ay ku go’doonsan yihiin baladweyne waxaay caawimaad kasugayaan dadka somaliyeed si ay ucaawiyaan .
Hadaba walaal
Ugurmo dadka dhibaatadan heesato adigu guryo ayaad degantahay cuno ayaad heesataa balse waxaa kaa daran dad aan intuba awoodin ee biyaha kuduljooga oo xitaa aan heesan waxaay quutaan .waxaa usoogurmaday dooladda ee aynu kaarsiinno shacabka gurmadka .maalin baa laguu soogurmanaa .

Hadii aad caawiso qof tabaaleesan alle ayaa kucaawinaa ee ugac walaal arintan hadii aad damqaso leedahay .

Marwalba lasoco
Dhuusamareeb news Somali.com

Mahadsanidiin.

Leave a comment